Qareenada Napoli iyo xerada Antonio Conte ayaa maanta bilaabay inay dib u eegaan dhamaan qandaraasyada.
Heshiiska ilaa Juun 2027, waa la xaqiijiyay.
Qodobo dhowr ah oo ku saabsan qaab dhismeedka heshiiska laga hadlayo, iyadoo Conte uu go'aansaday xubnaha shaqaalihiisa.
Waxba lama saxiixi doono maanta, wax badan ayaa soo socda todobaadkan.