CHELSEA ayaa shuuruudo wada hadal kula heeshiisay enzo maresca inuu noqdo maamulaha cusub

yacqup yozupH
0

 



chelsea ayaa shuruudo kula jirta enzo maresca inuu noqda mamulaha cusub

heshiiska hada waa la dameeyay waxaana lagu xirey qandaraask ku eg ila june 2029 waa heshiis shan sano ah maresca.

waxaa sidoo kale jiri doona ikhtiyaar ah in la kordhiyo ilaa juun 2030

chelsea ayaa hada bixi doonta lacagta abaalmarinta ah ah oo xad dhaaf ah  €10m oo ay ku siin doonto leicester city waqti ay tahay saxiixa dhawaan.



                                                    MAHADSANIDIIN

Post a Comment

0Comments

Post a Comment (0)

#buttons=(Ok, Go it!) #days=(20)

Our website uses cookies to enhance your experience. Check Now
Ok, Go it!